Madaxweyne Rayaale marka hore salaan guddoon, marka xigana waxan kugu bogaadinayaa adiga oo noqady Madaxweynihii ugu horreeyey ee Samaroon ee taariikhda ka gala Soomaliya. Doorashadaaduna mid sooyaalku sheego ayey noqotay waxanan ku leehay Aguuriyo. waxana ugu horreyn mahad leh Ilaaha Macbuudka ah, iyo ummadda samaroon ee iyagoo isku duuban ku doortay iyo ugu danbey shacabka reer somaliland. Read the rest of this entry »
Archive for the ‘Uncategorized’ Category
Madaxweyne Rayaale Seeddee Kuu Dhanaan Ee Samaroon Kaa Qaataa Adigaba An ku Weydiiyee!!!!
Posted by garbodadar on December 20, 2008
Posted in Uncategorized | Leave a Comment »
Sucuudigu Ma Muslinbaa?
Posted by garbodadar on December 18, 2008
Sida aad la socotaan, waxa qalabka warbaahinta dunidu soo tabiyeen, kooxaha burcad badeedda Soomaaliyeed, oo afduubey markab laga leeyahay dalka Sucuudiga oo ah kuwa saliida cayriin (shidaalka) qaada. Read the rest of this entry »
Posted in Uncategorized | Leave a Comment »
Cali Maxamed Ibraahim Cigaal oo ka dalbaday dawladda Somaliland inay soo saaraan mooshin ka dhan ah argagixisada
Posted by garbodadar on November 2, 2008
|
Posted in Uncategorized | Leave a Comment »
dagaal ku dhexmaray Itoobiya iyo ONLF degaanka Caleel
Posted by garbodadar on November 2, 2008
dagaal qadhaadh ayaa ku dhexmaray ciidamada Itoobiya iyo jabhadda oo ONLF ta degaanka lagu magacaabo caleel oo ka tirsan gobolka Shilaabo ee ismaamulka somaalida. Read the rest of this entry »
Posted in Uncategorized | Leave a Comment »
Qaraxyadii Hargaysa iyo wararkii ugu danbeeyey
Posted by garbodadar on October 30, 2008
Hargeysa-(Lug)-Inkasta oo aanan lahayn tirada dhabta ah ee dadka ku dhintay iyo inta ku dhaawacantay toona, Qaraxyadani , Jawiga oo aad u kacsan aawadeed iyo Suxufiyiinta oo aan loo ogolayn gudaha goobta Read the rest of this entry »
Posted in Uncategorized | Leave a Comment »
Warka Muuse Biixi siiyay BBC da Saylici wuu ag fadhiyey waxbana kama celin waa been, waxbana kama jiraan
Posted by garbodadar on October 26, 2008
waxa shabakadaha Sayacnews.com iyo Harow.com kala xigteen war odhanaya Cabdiraxmaan saylici wuu garab fadhiyey Muuse Biixi markuu BBC da siinayey warka odhanaya calixaydh iyo xamarta hogeed waxa Read the rest of this entry »
Posted in Uncategorized | Leave a Comment »
Rasas askartu ku fureen dadka oo dil iyo dhaawacba sababtay
Posted by garbodadar on October 25, 2008
Boorama-(Lug)-Abaaro 12kii duhurnimo ayaa waxa xabadi ayku dhacday Alle ha u naxariistee Xamda Axmed Cabdi Miicaad oo da’deedu tahay 19jir iyada oo ku sugnayd goobta diiwaangalinta ee Qoorgaab ee dagmada Boorama. isla xabadan ayaa waxa ku dhawacmay gabadh kale oo aanu magaceedu ilaa hada soo gaadhin saxaafada. Read the rest of this entry »
Posted in Uncategorized | Leave a Comment »
diiwaangelintii oo bilaabanatay iyo madaxda xisbiyada oo ka hadashay
Posted by garbodadar on October 24, 2008
Boorama-(Lug)-Goordhowayd ayuu madaxwayne kuxigeenku ka hadlay khaydiyada Boorama waxana uu sheegay in ay maanta tahay maalin wayn oo qaran oo ay midaysan yihiin loona baahan Read the rest of this entry »
Posted in Uncategorized | Leave a Comment »
Khudbaddii Madaxweyne k/xigeenka ee Borama
Posted by garbodadar on October 23, 2008
Posted in Uncategorized | Leave a Comment »







