Garbodadar

Just another WordPress.com weblog

Archive for December, 2008

Madaxweyne Rayaale Seeddee Kuu Dhanaan Ee Samaroon Kaa Qaataa Adigaba An ku Weydiiyee!!!!

Posted by garbodadar on December 20, 2008

Madaxweyne Rayaale marka hore salaan guddoon, marka xigana waxan kugu bogaadinayaa adiga oo noqady Madaxweynihii ugu horreeyey ee Samaroon ee taariikhda ka gala Soomaliya. Doorashadaaduna mid sooyaalku sheego ayey noqotay waxanan ku leehay Aguuriyo. waxana ugu horreyn mahad leh Ilaaha Macbuudka ah, iyo ummadda samaroon ee iyagoo isku duuban ku doortay iyo ugu danbey shacabka reer somaliland. Read the rest of this entry »

Posted in Uncategorized | Leave a Comment »

Sucuudigu Ma Muslinbaa?

Posted by garbodadar on December 18, 2008


 

Sida aad la socotaan, waxa qalabka warbaahinta dunidu soo tabiyeen, kooxaha burcad  badeedda Soomaaliyeed, oo afduubey markab laga leeyahay dalka Sucuudiga oo ah kuwa saliida cayriin (shidaalka) qaada. Read the rest of this entry »

Posted in Uncategorized | Leave a Comment »

AQalka Odayaasha Ingriiska oo kulan La Tahsi Ah Ugu Yeedhay Xoghaya Arrimaha Dibbadda ee Kulmiye

Posted by garbodadar on December 3, 2008

Aqalka Odayaasha Ingiriiska oo Kulan la Tashi ah ugu Yeedhay Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee KULMIYE
Kulankan waxa loogu talogalay inuu gogol-xaadh u noqdo dood ku saabsan siyaasadda arrimaha dibadda ee Aqalka Odayaasha Ingiriiska oo Kulan la Tashi ah ugu Yeedhay Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee kulmiye Read the rest of this entry »

Posted in news | Leave a Comment »