Garbodadar

Just another WordPress.com weblog

Archive for October, 2008

Qaraxyadii Hargaysa iyo wararkii ugu danbeeyey

Posted by garbodadar on October 30, 2008

 

Posted in October 29th, 2008
by garbodadarpress

Hargeysa-(Lug)-Inkasta oo aanan lahayn tirada dhabta ah ee dadka ku dhintay iyo inta ku dhaawacantay toona, Qaraxyadani , Jawiga oo aad u kacsan aawadeed iyo Suxufiyiinta oo aan loo ogolayn gudaha goobta Read the rest of this entry »

Posted in Uncategorized | Leave a Comment »

Warka Muuse Biixi siiyay BBC da Saylici wuu ag fadhiyey waxbana kama celin waa been, waxbana kama jiraan

Posted by garbodadar on October 26, 2008

waxa shabakadaha Sayacnews.com iyo Harow.com kala xigteen war odhanaya Cabdiraxmaan saylici wuu garab fadhiyey Muuse Biixi markuu BBC da siinayey warka odhanaya calixaydh iyo xamarta hogeed waxa Read the rest of this entry »

Posted in Uncategorized | Leave a Comment »

Rasas askartu ku fureen dadka oo dil iyo dhaawacba sababtay

Posted by garbodadar on October 25, 2008

Posted in October 25th, 2008
by lug in News

Boorama-(Lug)-Abaaro 12kii duhurnimo ayaa waxa xabadi ayku dhacday Alle ha u naxariistee Xamda Axmed Cabdi Miicaad oo da’deedu tahay 19jir iyada oo ku sugnayd goobta diiwaangalinta ee Qoorgaab ee dagmada Boorama. isla xabadan ayaa waxa ku dhawacmay gabadh kale oo aanu magaceedu ilaa hada soo gaadhin saxaafada. Read the rest of this entry »

Posted in Uncategorized | Leave a Comment »

diiwaangelintii oo bilaabanatay iyo madaxda xisbiyada oo ka hadashay

Posted by garbodadar on October 24, 2008

Boorama-(Lug)-Goordhowayd ayuu madaxwayne kuxigeenku ka hadlay khaydiyada Boorama waxana uu sheegay in ay maanta tahay maalin wayn oo qaran oo ay midaysan yihiin  loona baahan Read the rest of this entry »

Posted in Uncategorized | Leave a Comment »

Khudbaddii Madaxweyne k/xigeenka ee Borama

Posted by garbodadar on October 23, 2008

Posted in Uncategorized | Leave a Comment »