Madaxweyne Rayaale marka hore salaan guddoon, marka xigana waxan kugu bogaadinayaa adiga oo noqady Madaxweynihii ugu horreeyey ee Samaroon ee taariikhda ka gala Soomaliya. Doorashadaaduna mid sooyaalku sheego ayey noqotay waxanan ku leehay Aguuriyo. waxana ugu horreyn mahad leh Ilaaha Macbuudka ah, iyo ummadda samaroon ee iyagoo isku duuban ku doortay iyo ugu danbey shacabka reer somaliland. Read the rest of this entry »
Madaxweyne Rayaale Seeddee Kuu Dhanaan Ee Samaroon Kaa Qaataa Adigaba An ku Weydiiyee!!!!
Posted by garbodadar on December 20, 2008
Posted in Uncategorized | Leave a Comment »
Sucuudigu Ma Muslinbaa?
Posted by garbodadar on December 18, 2008
Sida aad la socotaan, waxa qalabka warbaahinta dunidu soo tabiyeen, kooxaha burcad badeedda Soomaaliyeed, oo afduubey markab laga leeyahay dalka Sucuudiga oo ah kuwa saliida cayriin (shidaalka) qaada. Read the rest of this entry »
Posted in Uncategorized | Leave a Comment »
AQalka Odayaasha Ingriiska oo kulan La Tahsi Ah Ugu Yeedhay Xoghaya Arrimaha Dibbadda ee Kulmiye
Posted by garbodadar on December 3, 2008
Aqalka Odayaasha Ingiriiska oo Kulan la Tashi ah ugu Yeedhay Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee KULMIYE
Kulankan waxa loogu talogalay inuu gogol-xaadh u noqdo dood ku saabsan siyaasadda arrimaha dibadda ee Aqalka Odayaasha Ingiriiska oo Kulan la Tashi ah ugu Yeedhay Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee kulmiye Read the rest of this entry »
Posted in news | Leave a Comment »
Qaraxyadii anigu la kori maayo Alshabaab
Posted by garbodadar on November 27, 2008
“Qaraxyadii Anigu la kori maayo Al-Shabaab”
Guddoomiyaha Guurtida Saleebaan Maxamuud Aadan. Read the rest of this entry »
Posted in news | Leave a Comment »
Ciidamada somaliland oo adhiilayaal lawyacato ku laayey
Posted by garbodadar on November 16, 2008
“Saameynta Ay Wasaaradda Maaliyaddu Ku Lahayd Falka Ciidanku Geystay Read the rest of this entry »
Posted in news | Leave a Comment »
Change has come to America and the world catches a ray of hope
Posted by garbodadar on November 8, 2008
November 7, 2008

Washington, DC, USA (Observer) At 11 pm on Tuesday, Barack Obama, a 47-year old African-American, the son of a Kenyan father and a mother from the US State of Kansas, was declared President-Elect of the United States of America. For a brief moment time appeared to stall around America.
Grown men and women, white and black, seasoned commentators and politicians alike choked up speechless. It’s been a long time coming, but tonight, because of what we did on this day, in this election, at this defining moment, change has come to America.” Barack Obama in his victory speech Read the rest of this entry »
Posted in news | Leave a Comment »
Obama creates history, elected first Black President of USA.
Posted by garbodadar on November 5, 2008
| Obama creates history, elected first Black President of US Read the rest of this entry » |
Posted in news | Leave a Comment »
COLEMAN MEETS WITH SOMALI COMMUNITY IN ST. PAUL SENATE OFFICE
Posted by garbodadar on November 4, 2008
| COLEMAN MEETS WITH SOMALI COMMUNITY IN ST. PAUL SENATE OFFICE Coleman held meeting with representatives of Somali community to listen to concerns about support for new Somali homeland government as country seeks to overturn years of civil war Read the rest of this entry » |
Posted in news | Leave a Comment »
Philanthropic UAE Shiekh sends assistance to the victims of Hargeisa bombing
Posted by garbodadar on November 4, 2008
| A philanthropic UAE Sheikh sends assistance to the victims of Hargeisa bombing Read the rest of this entry » |
Posted in news | Leave a Comment »
Rasas askartu ku fureen dadka oo dil iyo dhaawacba sababtay
Posted by garbodadar on October 25, 2008
Boorama-(Lug)-Abaaro 12kii duhurnimo ayaa waxa xabadi ayku dhacday Alle ha u naxariistee Xamda Axmed Cabdi Miicaad oo da’deedu tahay 19jir iyada oo ku sugnayd goobta diiwaangalinta ee Qoorgaab ee dagmada Boorama. isla xabadan ayaa waxa ku dhawacmay gabadh kale oo aanu magaceedu ilaa hada soo gaadhin saxaafada. Read the rest of this entry »
Posted in Uncategorized | Leave a Comment »
Warka Muuse Biixi siiyay BBC da Saylici wuu ag fadhiyey waxbana kama celin waa been, waxbana kama jiraan
Posted by garbodadar on October 26, 2008
waxa shabakadaha Sayacnews.com iyo Harow.com kala xigteen war odhanaya Cabdiraxmaan saylici wuu garab fadhiyey Muuse Biixi markuu BBC da siinayey warka odhanaya calixaydh iyo xamarta hogeed waxa Read the rest of this entry »
Posted in Uncategorized | Leave a Comment »
Qaraxyadii Hargaysa iyo wararkii ugu danbeeyey
Posted by garbodadar on October 30, 2008
Hargeysa-(Lug)-Inkasta oo aanan lahayn tirada dhabta ah ee dadka ku dhintay iyo inta ku dhaawacantay toona, Qaraxyadani , Jawiga oo aad u kacsan aawadeed iyo Suxufiyiinta oo aan loo ogolayn gudaha goobta Read the rest of this entry »
Posted in Uncategorized | Leave a Comment »
al-shabaab oo qirataya qaraxii Hargaysa iyo Boosaaso
Posted by garbodadar on November 2, 2008
Al-shabaab oo Sheegatay Masuuliyadda Qaraxyadii Dadka Badan ku Dhinteen ee La Beegsaday Somaliland
Sida ay goor dambe oo xalay ah baahiyeen telefiishannada Al-jazeera, Al-arabiya iyo SBC waxay kooxda Al-shabaab ku Read the rest of this entry »
Posted in news | Leave a Comment »
dagaal ku dhexmaray Itoobiya iyo ONLF degaanka Caleel
Posted by garbodadar on November 2, 2008
dagaal qadhaadh ayaa ku dhexmaray ciidamada Itoobiya iyo jabhadda oo ONLF ta degaanka lagu magacaabo caleel oo ka tirsan gobolka Shilaabo ee ismaamulka somaalida. Read the rest of this entry »
Posted in Uncategorized | Leave a Comment »
Cali Maxamed Ibraahim Cigaal oo ka dalbaday dawladda Somaliland inay soo saaraan mooshin ka dhan ah argagixisada
Posted by garbodadar on November 2, 2008
|
Posted in Uncategorized | Leave a Comment »
Zenawi said African countries should follow Gandhi’s principle
Posted by garbodadar on November 2, 2008
| By Simegnish Yekoye ADDIS ABABA , Ethiopia , October 13, 2008 – Prime Minister of Ethiopia, Meles Zenawi, said that African countries should follow Gandhi’s principle for peace and development in his Mahatma Gandhi Memorial Lecture. Read the rest of this entry » |
Posted in news | Leave a Comment »
Obama and McCain face the verdict of U.S. voters
Posted by garbodadar on November 4, 2008
By John Whitesides, Political Correspondent
WASHINGTON (Reuters) – Democrat Barack Obama and Republican John McCain faced the verdict of U.S. voters on Tuesday after a long and bitter struggle for the White House, with Obama holding a decisive edge in national opinion polls. Read the rest of this entry »
Posted in Uncategorized | Leave a Comment »







